U bood nuxurka

Af Shona

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Af Shona
Shona
chiShona
Dhalad u ah
GobolkaKoonfur Afrika
QoomiyadaShona
U ah afka hooyoL1: 8.4 milyan  (2012–2017)
L2: 3.5 milyan (2012)
Qoyska luqada
Niger–Congo
  • Atlaantik–Kongo
    • Volta–Kongo
      • Benue–Kongo
        • Bantoid
          • Bantoid Koonfur
            • Bantu
              • Luqadaha Shona (S.10)
                • Af Shona
Dialects
Korekore
Zezuru
Manyika
Karanga
Xaalada Rasmiga
Ka ah Luqad rasmiSimbaabwi
ka ah luuqadaha la aqoonsaday ee laga tirada badan yahayMusanbiig
Koodka luqada
ISO 639-1sn
ISO 639-2sna
ISO 639-3Variously:
sna – Zezuru, Karanga, Korekore
twl – Tavara (Korekore)
mxc – Manyika
twx – Tewe (Manyika)
Guthrie codeS.7–10[1]

Af Shona waa luqad laga hadlo Simbaabwi iyo Musanbiig.

Luqadaha u dhow Af Shona

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Af Shona wuxu ku dhowyahay Ndau iyo Af Kalanga. Wuxu kale xidhiidh la leeyahay Tonga, Af Cheewa, Tumbuka, Tsonga iyo Venda. Af Shona wuxu isku ekaan la qabaa Af-Sawaaxili iyo Tswana.

Vanhu vese vanoberekwa vakasununguka uyewo vakaenzana pahunhu nekodzero dzavo. Vanhu vese vanechipo chokufunga nekuziva chakaipa nechakanaka saka vanofanira kubatana nomweya wohusahwira.[2]

Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah kana siman xagga sharafta iyo xuquuqada Waxaa Alle (Ilaah) siiyay aqoon iyo wacyi, waana in qof la arkaa qofka kale ula dhaqmaa si walaaltinimo ah.