U bood nuxurka

Haatuf

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
warbaahin haatuf


Haatuf waa wargays kasoobaxa magaalda Hargeysa ee (Jamhuuriyada Somaliya) waana mid kamida wargaysyada ugu caansan Somaliya. Xaruntiisuna waa magaalada muqdisho. Waana wargeys ka hadla badanabana xogta iyo xaqiiqda.