U bood nuxurka

Qoys

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Qoys (Af Carabi: أسرة Af-Taliyaani: famiglia Af Ingiriis: family) waa dad ka kooban dhowr qof, ugu yaraan labo qof (seey iyo xaas), kuwaas oo hal aqal wada degan. Qoysku waa waalid (hooyo iyo aabo), aboowe iyo abaayo (ubadka), ilmaha, ciyaalka, caruurta iyo dad qaraabo ah oo hal meel ku wada nool.

Qoys

Xubanaha Qoyska
Seey • Oori
Hooyo • Aabo

Ilmo • Walaal
Aboowe • Abaayo

Balaadhinta Qoyska

Ilmo adeer • Ilmo abti
Adeer • Abti
Eedo • Habaryar
Awoowe • Mocooyo
Abkow • Ayeeyo

Lamaane-inko

Seey • Xaas

Waalidka Kowaad

Hooyo • Aabo

Waalidka Labaad

Adeer • Abti
Eedo • Habaryar

Waalidka Sadexaad

Awoowe • Mocooyo
Ayeeyo • Abkoow

Waalidka Afaraad

Sodog • Sodoh

Walaalaha Kowaad

Aboowe •Abaayo

Walaalaha Labaad

Ilmo adeer • Ilmo abti
Habarwadaag

Walaalaha Sadexaad

Seedi • Dumaashi

Kuwa reerka ka tirsan waa inay isjeclaadaan. Nimanka waa inay xilkooda fuliyaan. Ninku waa inuu naagtiisa jeclaado. Ninku ma ahan inuu naagtiisa xumeeyo. Nimanka waxaa saaran xilka masruufka reerkooda. Naagtu waa inay ninkeeda ixtiraamto. Waalidku waa inay carruurtooda sharciyada Ilaahay ku koriyaan. Yehowah wuxuu rabaa inay carruurtu jawi jacayl badan ku koraan.

Xadgudubka qoyska waxaa la yidhaahda qoystakoor.